Archive for August, 2010

Book Launch – Adduun iyo Taladii – A Collection of Essays about Citizenship by Rashid Sheikh Abdillahi

Written by admin on August 23rd, 2010

Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed, Adduun iyo taladii,
Ponte Invisibile, Pisa, 2010, ISBN: 9966-7059-16-2
160pages. Soft cover, 12,80.Euro

Adduun iyo Taladii – A Collection of Essays about Citizenship by Rashid Sheikh Abdillahi
‘Sheffield: Sunday, 19 September 2010 at 2pm at Sorby House, 42 Spital Hill, Sheffield, S4 7LG.

Kayd Somali Arts and Culture in collaboration with Somali Communities in Sheffield are inviting you to the presentation of new book: Adduun iyo Taladii – A Collection of Essays about Citizenship by Rashid Sheikh Abdillahi.

Adduun Iyo Taladii is a new book written by Rashid Sheikh Abdillahi ‘Gadhwayne’ which touches the essence of citizenship. ‘Gadhweyne’ is a scholar, social scientist, and literary critic. No other book is more at home in the Curis Series than the work of Rashid Sheikh Abdillahi ‘Gadhwayne’. In his collection of essays Rashid deals with different aspects of citizenship, which are interconnected and fully complement each other. This book enlightens the reader on various subjects with vital impacts on the building blocks of each society by exploring the themes such as freedom, tolerance, righteousness, equality, and their true normative, ethical, deep moral meaning in the Somali context. It is a work which is inspired by his great sense of social responsibility.
Read the rest of this entry »

Drama “The End Of The Road?” and more ….

Written by admin on August 17th, 2010

Kayd Somali Arts and Culture is inviting you to  a showing of “The End Of The Road?”
Friday 17 September at 6pm –  at oxford house, Derbyshire street, E2 6HG.

This short satirical play deals with the challenges and issues facing a small family living in London and a young unwed couple. This play will use the Somali poetic tradition to highlight and discuss social issues .

This small yet boisterous family are at the centre of this play about the dangers of road, khat abuse and other family matters; these issues are dealt with in the typically dark Somali humour and has been written By: Ali Ahmed Rabi and Yasmin Mahamoud and directed by Anthony ekundayo lennon. It will be Performed by: Aar Maanta, Bishaaro Mahamed, Kaltuun Bacado, Amina Ibrahim and Hanhanteeye.

Sponsored by Tower Hamlets Safety & Sustainability.

Nomad Diaries: A group Interview

Written by admin on August 15th, 2010

Nomad Diaries: A group Interview
By: Fathia Absie
August 8, 2010

[Wardheernews] Nomad Diaries is a thought provoking and a very conscientious book. It touches the very nerves that Somalis refused to go near. The horrible past and the very ugly present it has left behind. Nomad Diaries sparks the debate we’re so resistant in having and the denials we, all Somalis have been embracing for most of our lives which disabled us from moving forward. Because as we know it, a society must face its past and reconcile with it if wishes to face the future.

Read the rest of this entry »

Black Mamba Boy – Nadifa Mohamed

Written by admin on August 12th, 2010

by Zahra Jibril

The black mamba boy by Nadifa Mohamed is a book I strongly identify with for several reasons, but aside from my personal identification, I would recommend it to anyone who is interested in history, Africa and/or travel.

Central to Jama’s tale are scenes of brutality, loneliness and the struggle to survive in unbearable conditions. Jama is a young boy, but with an adult comprehension, he grasp opportunities with determination and childlike stubbornness to continue against all odds in search for his father. He pours all his energy, hopes and focus in this search, indifferently passing through and surviving all the obstacles in his path.

Reality is often harsh, and there is certainly no Hollywood ending, however if you want to experience the extreme nature of life in Africa during the colonial period, the depth of struggle and survival, and the journey that brought pre 1980s Somalis into the UK, then this book is for you.
Read the rest of this entry »

Xasuus Weedheedkii Carwada Buugaagta Hargeysa

Written by admin on August 11th, 2010

Waxa qorey Mahdi Sheekh Cabdi

Maskaxdayda haddii aan dib ula shawro, maalinba maalin ayay ii sii dhiibi jirtay, xiisuhuna waa uu ii sii libin laabmayay, waxaabad moodaysay in ay sii durkayso maalinta loo asteeyay Furitaanka Carwadu.

Xiisa gaar ah ayaan u hayay waayo fadhiyo dhawr ah ayaa i seegay sannadkii tagey, waan ka murugooday, maan jeclaysanayn inaan kulammo badan seego oo cid kale iiga sheekayso sidii sannadkii hore, waan is ogahay oo waan isku diyaariyay, kamaan qayb qaadan wax xoog ama muruq ah, laakin niyadda iyo qalbiga ayaan taageero uga fidin jiray, dhallinta iyo aqoonyahannada ku hawlanaa habaynta, iyo qaabaynta carwada, tacab aan nasasho lahayn oo ay galeen waxa uu horseed ka noqday guul ku dhamaanshaha Carwada!

Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta iyo Hargeysa, oo ku ladhnaa Bandhigga Mooge waxa ay sannadkan bilaabatay 23kii Julaay, 2010. Abwaannada iyo aqoonyahanada lagu martiqaaday furitaanka Carwadu waxa uu ahaa astaan muujisay xiisaha carwadu yeelan doonto. Laba mawduuc oo loo heelannaa ayaa sannadkan Carwada hal ku dheg looga dhigay “Bandhig Buug iyo Wadanninimo” waxaan jeclaystay qaabka la isugu ladhay labada weedhood loona ogaaday in labadaba si isugu mid ah waddanku ugu baahanyahay.
Read the rest of this entry »

Falanqaynta Qalinka: Midh Aan Ka Idhaahdo Maalmihii Macaanaa!

Written by admin on August 10th, 2010

Waxa qorey Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [C/Heersare]

[Oodweynenews] – Qoomammada iyo ciilku waxa ay dhibayaan quluubta in badan oo lumisay fursad qaaliya oo la gudboonayd in ay ka faa’idaystaan, “Ahay ah …… ahay ah ma fursaddaas ayaa i dhaaftay aniga oo waddanka jooga oo tegi karayay.” Waa kelmedo ka ka turjumaya is-ciilkaambinta ay ku sugan yihiin dad badani, “Allaa ciil iyo dho waynaa ma fursaddaas dahabiga ah ayaan dayacay oo aan ka qayb-geli waayay.”

Waxa ay ahayd 23-kii Julay 2010 markii albaaba loo furay Carwada caalamiga ah ee Bugaagta Hargeysa iyo Bandhig-dhaqameedka Mooge Festival, oo sannad kasta xilligaas oo kale laga qabto caasimada Somaliland ee Hargeysa. Waxa ay soconayeen ilaa 27-kii Bisha. Waxa ay ahaayeen maalmo ku suntan quluubta in badan oo ka mid ah bulsho-weynta u heelan macaanka sugaanta, macnaha qoraalka iyo muhiimada dhaqanka.

Ka akhri qoraalka oo dhammaystiran halkan oodweynenews.com

Dib-u-milcsi: Bandhiggii Caalamiga ahaa ee Buugaagta Hargeysa iyo Bandhig Dhaqameedkii Mooge – 2010

Written by admin on August 9th, 2010

Waxa qorey Axmed Ibraahin Cawaale

Waxaan dhowaan door (nasiib) u helay inaan ka qayb-galo Bandhiggii Caalamiga ahaa ee Buugaagta Hargeysa iyo Bandhig Dhaqameedkii Mooge 2010 ee Hargeysa ka dhacay muddadii u dhexaysay 23-27 Julaay, 2010. Qof-ahaan waxaan kaga qayb-galay buuggaygii ugu horreeyey ee aan qoro oo aan ugu wan-qalay magaca “Qaylo-dhaan Deegaan/Environment in Crisis”.

Haddii aan dib u milicsado arrimihii lagu soo ban-dhigay madashaas, waxay ahaayeen buugaag farriimo kala duwan xambaarsan iyo suugaan kala geddisan oo dhallinyaro iyo waayeelba ka qayb qaateen – kuwaas oo xilligii lasoo bandhigaayey lagu jiheeyey wax-ka-sheegiddooda dhinaca WADDANINIMADA.

Runtii marka la eego habsami u dhaca barnaamijyadaas, ku-habboonaantooda xilliga aynu joogno, ka-qayb-galkii wax ku oolka ahaa ee dhegaysteyaasha iyo weliba agaasinkii/hoggamintii suubbanayd ee Jaamac Muuse Jaamac iyo Ayaan Maxamuud Cashuur, waxa uu lahaa ekaanshiiyo sinfooniyad muusiko ah oo si fiican isugu dhacaaya iyo sacab aan dhabqis lahayn, waxaan sidoo kale ku tilmaami karaa wax-qabad guul xambaarsan. Read the rest of this entry »

Sheeko iyo Shaahid – Warsaxaafadeed

Written by admin on August 9th, 2010

Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa
Hargeysa International Book Fair

War saxaafadeed – ku dhawaaqista sheekooyinka guulaystay sannadka 2010

Guddiga Qiimeynta Sheeko iyo Shaahid waxa ay maanlintii 26ka Julaay 2010 ku dhawaaqeeen sheekooyinka ku guulaystay kaalmaha Kow, Laba iyo Saddex ee sannadkan. Waxana Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa iyo Bandhigga Mooge lagu guddoonsiiyey shahaadooyinkii guusha, qorayaashii sheekooyinkaas qorey oo dhammaantood goobjoog ahaa. Waxa sannadkan ka soo qayb galay 23 sheeko; da’da qoraayada kasoo qaybgalay celcelis ahaan waxay tahay 20jir iyadoo tirada hablaha kasoo qaybgalay ay ahayd 44% (10 hablood ayaa kasoo qayb galay).
Guddiga qiimayntu sannadkan waxay usoo saartay kaalinta kama danbaysta ah toddoba sheeko, oo markii danbe ay kasoo baxeen kuwii kaalmaha sare ku guulaystay. Waxa halkan lagusoo dhejiyey sababta ay ku guulaysteen sheekooyinkaasi.
Read the rest of this entry »