Archive for May, 2011

Sheeko iyo Shaahid 2011

Written by admin on May 22nd, 2011
Sheeko iyo Shaahid 2011

Deadline: 1/6/2011

Tartankii 4aad ee Sheeko iyo Shaahid

Waxa soo dhowaaday xilligii kama dambaysta ahaa ee ka qayb galka tartanka curinta sheekooyinka gaagaaban oo sannad kasta qayb wayn ka ah Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa.

Ka eeg halkan xeerka lagu baratamayo iyo faahfaahin kaleba, oo xusuusnow in aad sheekadaada u dirto sheeko@redsea-online.com inta ka horreysa saqda dhexe ee habeenka 1da Juun 2011.

Kala xidhiidh faahfaahin dheeraad ah jama@redsea-online.com.