Axmed Saleebaan Bidde, Boon Xirsi, Amina Cabdillaahi – Landhan

Written by admin on November 20th, 2010

Habeenkii Axmed Saleebaan Bidde, Boon Xirsi iyo Amina Cabdillaahi – Landhan

Waxaannu reer UK ugu bishaaraynaynaa cawayska London iyo Habeenka Axmed Saleebaan Bidde, Amina Cabdilaahi, Boon Xirsi iyo Kulanka fanaanniinta:

Sabti, 18th Diisember 2010, 4:00 galabtii – 11:30 cawaysinkii,
Water lily Business Centre, 10 Cleveland Way , London E1 4UF.

Bandhig fanneedkan waxaa lagu soo dhawaynayaa Axmed Saleebaan Bidde, Boon Xirsi iyo Amina Cabdilaah.

Cawayskan waxaa ku kulmi doona qaar ka mid ah fanaanniinta caanka ah; Himilo, Nuur Daalac, Walaalaha Sweden, Sir Mahamoud Omer, Kaltuun Bacado, Nimco Yasiin Caraale, Qabooyiye, Ikraan Caraale, Abdifatah yare, Sayab Cige, Yuusuf Dheere, Qaamaal iyo Fanaanniin kaloo fara badan.

Dhinaca suugaanta kale Cali Seenyo, Ismaaciil Aw-adan “Jaajumow”, Abdirahman Abees, Faysal Aw-Cabdi Canbalaash, Saciid Ilko-Jeer, Caasha-Luul Maxamed iyo qaar kale oo fara badan.

Kala xidhiidh faahfaahin dheeraad ah: ayan_mahamoud@kayd.org | tel. 07903-712-949.


Comments »

No comments yet.

Name (required)
E-mail (required - never shown publicly)
URI
Your Comment (smaller size | larger size)
You may use <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong> in your comment.

Spam Protection by WP-SpamFree